Sawirro

Soddon sawir oo ka mid ah kaydka boggii hore. Muqdisho 1950-kii iyo kadib dagaalkii, safarkii Puntland ee Maajo 2009, Jabuuti, shirarkii Ohio, asxaab iyo saaxiibo.

Georgi Kapchits iyo carruur Soomaaliyeed
Sawirkii madaxa u ahaa bogga sawirrada ee boggii hore. Halkaas qoraal kuma lahayn, meesha iyo sannadka lama yaqaan.